Blocked with Money

lacag ayaa loo Xanibay

Qaybta Saadasha Hawada

Isbidelka Cimliladda Aduunka oo saamayn weyn ku yeeshay jamhuuriyadda Somaliland

 

Sida uu cadaynayo xafiiska la socodka saadaasha hawadda ee xanuntiisu tahay wasaarada beeraha inuu sanadkan cusub ee 2010ka la kowsadey isbedel weyn oo xaga cimilada ah kaa soo sababay qabaw xad dhaafa sida maalmahan ka muuqatay jawiga oo samayn weyn ku yeeshay dhamaan gobolada iyo degmooyinka dalka.

Sida uu cadaynayo xafiiska la socodka iyo xog ururinta saadaasha hawadda ayaa cadaynaya inuu illaa labadii usbuuc ee la soo dhaafay ay ahaayeen kuwii ugu qabawga badnaa inta la ogyahay amaba lala socday iayadoo xadka Tempareture uu aad uu hooseeyey ilaa uu gaadhey meel aanu waligii horeba u gaadhin islamrkaa xafiiska la socodka sadaashu hawadau ku muujiyey mid aan hore loo arag wadanka Somaliland inta la ogyahay .

Waxaase ugu daraan qabawgaasi meelaa aadka jooga dheer u leh walibana aad ha u sii kala daraadeenene sida Hargeysa ,Boorama, Ceerigaabo, iyo degmada Togwajaale, taasi oo ay daku hadal hayaan yar yar iyo waa weynba .

Hadaba sida ay cadaynayaan xafiiska lacodka saadaasha hawada waxaa ay isbuucii la soo dhaafay heerka qabawga gaadhey ugu hooseyn 9 degree Centigrade _8degree Centigrade _7 degree Centigrade kaasi oo la kowsadey sanadkii cusbaaba , waxaanay dhacady xalay oo bishu ahayn 12/01/2010 inay isla mar kaliya gaadho heerka temperature ku mar kaliya 2 degree Centigrade _3 degree Centigrade oo qabawgii ugu hooseeyey ee ka dhacay dalka taasi oo wax weyn ka bedeshay tamarta iyi dhaqdhaqaaqadadka gobolada iyo degmooyinka miyi iyo magaaloba kuna haysa wax yeelo weyn .

Hadaba warbixinta xafiiska sadaasha hawadu waxay saadaalinayaa inay illaa usbuuca soo socda inay sii socon doonto , hadaba waxaa lala socodsiinayaa inay ka taxadaraan una gaashaantaan iyo inay dhamaan bulshada tamarta daran la taageero loona naxariisto , walibana shaqaalaha iyo dadka iskuulada tegayana dib loo farsameeyo waqtiga shaqada inta ay socoto dhaxanta aadka u qaboobi madaama aanay bulshadu horay u baran is bedelkan deg dega ah

 

Cabdiqani yuusuf cabdi (Mr Galaydh)

Director of Meteorology Hargeysa MOA

Address: Galaydh@yahoo.com

Tell: 4453056 OR 65453056

Qabow Xoogan Oo Laga Dareemay bishan JANUARY Dalka  Somaliland

Isbadalka Cimilada

 Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon, ayaa ku dhiirigaliyay hogaamiyayaasha dalalka barwaaqo-sooranka oo ku kulmaya Trinidad in ay dadaalkii ugu dambeeyay u galaan sidii loogu guulaysan lahaa shirka isbadalka cimilada ee bisha soo socota ka dhacaya magaalada Copenhegan.

Wuxuu sheegay in heshiis uu muuqdo kadib dhowr dal oo waawayn oo niyad wanaag ka muujiyay sida ay uga go'an tahay in wax la qabato.

Wuxuu hadlayay kadib markii Britain iyo France ay muujiyeen taagero maalgalin ilaa toban billion oo doolar ah in ay ku siin doonaan dalalka soo koraya si looga caawiyo in ay dhimaan qiiqa hawada lagu sii daayo.

 

 

Dalka Somaliland Oo Markii U Horeysay Laga Hirgeliyay Xarun Lagu Rakibay Qalab Loogu Talagalay

June 14, 2009

Hargaysa ( wasaaraddabeerahnews) Wasiirka wasaarada beeraha jamhuuriyada Somaliland aadan Maxamed cilmi(dhoola yare), ayaa maanta xadhiga ka jaray xarun cusub Oo lagu rakibay qalab loogu talagalay in lagu eego qiyaasta hawada iyo heerka is-bedbedalka cimilada,taasi oo ah xarun ka shaqayndoonta ama ka warbixinaysaa qiyaasta hawada iyo isbedelka cimilada iyo in maalin kasta la ogaado nooca ay tahay cimilada magaaladu,furitaanka xaruntaasi ayaa maanta lagu qabtay Hoolka Shirarka ee Wasaaradda Beeraha..

Xafladani maanta xadhiga lagaga jarayay xaruntan cusub ee ka warbixinaysa saadaasha hawada,ama qiyaasta hawada iyo isbedelka cimilada ayaa waxa hirgelinteeda iska kaashaday wasaarada beeraha Somaliland,iyo hayadaha FAO iyo SWALIM, kuwaasi oo gacan wayn ka gaystay hirgelinta xaruntani laga saadaalinaayo cimilada maalin kasta.

Munaasibadani xadhiga lagaga jarayay xaruntan cusub ee ka warbixinaysa saadaasha hawada,oo maanta lagu qabtay hoolka shiraarka ee wasaarada beeraha, ayaa waxa furitaanka munaasibadani ka soo qayb galay madax kala duwan oo ka kala socday,wasaarada beeraha Somaliland oo uu ka mid ahaa wasiirka wasaarada beeraha aadan Maxamed cilmi (dhoola yare) agaasimaha guud ee wasaarada beeraha c/qaadir tukaale Guddi saddex Wasaaradood ka kooban oo iyagu u xilsaaran Mashruucan, ,iyo madax ka socotay hayadaha SWALIM iyo FAO,xubno ka tirsan ururada wadaniga ah ee ka shaqeeya arimaha cimilada, deegaanka iyo marti sharaf kale.

Mashruuc magaciisa la yidhyaahdo xogta dhulka iyo biyaha ayaa waxa hirgelintiisa iska kaashaday Wasaaradaha Beeraha, wasaarada Macdanta iyo Biyaha iyo Deegaanka,iyo Hayadaha FOA iyo SWALIM.

Xaruntan cusub ee uu maanta xadhiga ka jaray wasiirka wasaarada beeraha Somaliland ,ayaa waxa ay noqonaysaa tii ugu horaysay ee nooceeda ah ee laga furo magaalada hargaysa,xaruntani ka warbixinaysa qiyaasta hawada iyo isbedelka cimilada, waxana ay ka shaqayndoontaa ama ka warbixinaysaa saadaasha hawada ee maalin kasta,iyada oo loogu tala galay in lagu ogaado maalin kasta nooca ay tahay cimiladu,nooca uu yahay jawiga cimilada ee maalintaasi,iyo in la ogaado nooca ay tahay dabaysha maalin kasta dhacda,inta uu leekaa xawaaraheedu,iyo inta uu ahaa huurku, ma waxa uu ahaa jawigu mid qoyan,mise mid qalalan,iyo sidoo kale inta uu Uumibaxay dhulku maalintaasi.

Cabdiraxmaan Sheekh Cali oo ka tirsan Guddi ka kooban saddexda Wasaaradood ee Madacdanta iyo Biyaha, Beeraha iyo Deegaanka Somaliland ee mashruucan saadaasha iyo qiyaasta hawada qaabilsan, ayaa ugu horeyn faahfaahin ka bixiyay habsami u socodka mashruucan dhinaca hawada iyo qaabka loo hirgeliyay xaruntan cusub ee maanta xadhiga laga jaray. Waxaanu Cabdiraxmaan sheegay in Guddigan oo Maamul ahaan hoos yimaadda Wasaaradda Beeraha ay sannadkiiba laba jeer shir isugu yimaadaan marka laga reebo kulamada kediska ah.

Madaxa Mashruuca Biyaha ee SWALIM Mr. Xuseen, ayaa si qoto dheer uga waramay sidii barnaamijkan loo soo waday iyo halka uu hadda marayo. Isla markaana waxa uu sheegay in Mashruucani yahay kii ugu horeeyay ee Somaliland laga hirgeliyo, iyada oo aan dalka Soomaaliya guud ahaanba mashruuc sidan oo kale ahi ka jirin tan iyo markii ay burburtay dawladdii Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland . Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare), oo geba gebadii munaasibaddaa hadal ka jeediyay, ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay Mashruucan talaabsaday ee ay maanta hirgeliyeen. Isla markaana waxa uu si weyn ugu mahad-naqay Hay’adaha kala duwan ee fulinta mashruucan kala qaybqaatay.

“Waxa gudaha Wasaaradda Beeraha laga sameeyay Xarun lagu rakibay qalab loogu talagalay in hawada lagu qiyaaso, kaasoo ah kii ugu horeeyay ee Somaliland laga hirgaliyo tan iyo markii aynu madax-banaanideena la soo noqonay, waxaanu wax badan ka tari doonaa wax ka ogaanshaha is-bedalada hawada iyo maalinba heerka ay marayso, waxaananu rajaynaynaa in dhawaan aynu hello qalabkii saadaasha hawada (macnaha waxa soo socda lagu ogaan lahaa).” Sidaa ayuu yidhi Wasiirka Beeraha Somaliland Mr. Aadan-dhoolayare.

Wasiirka Beeraha Somaliland mar uu arrinta Ayaxa ka hadlayay waxa uu yidhi, “28 sannadood ka hor Somaliland Ayaxa waxa lagula dagaalami jiray Afar Diyaaradood oo nooca Ayaxa ah, dhawr iyo sideetan Laandarofar, waxa ka qaybqaadanayay dabargoyntiisa dawlado waa weyn oo African ah, sida Kiiniya, Itoobiya iyo kuwo kale, markaa marka maanta iyo wakhtigaa lays barbar-dhigo waxaad dareemaysaa awoodda maanta aynu leenahay iyo awooddii maalintaa dalkii laysku odhan jiray Soomaaliya uu lahaa.” Ayaa uu hadalkiisa ku soo koobay wasiirku.

Ugu danbayntiina wasiirka wasaarada beeraha oo ay wehelinayaan madaxda Hay’adaha Caalamiga ah, Wasaaradaha Somaliland ee Mashruucan waday iyo Ururada wadaniga ah,ayaa xadhiga ka jaray Xarunta qalabkaasi ku rakiban yahay.

 

saadasha hawada shan maalmood oo wada jira

 

5 Day Forecast Day Weather Max. Day Temperature

(°C°F) Min. Night Temperature

(°C°F) Wind Direction and Speed

(mphkm/h) Humidity

 

Pressure

 

Visibility Help for Next 5 Days Help

Thu Day weather Heavy Rain Shower

26°C 79°F 16°C 61°F East South Easterly2mph 3km/h 64%

1009mB

Good More info for Thursday's weather

Fri Day weather Heavy Rain Shower

27°C 81°F 17°C 63°F East South Easterly4mph 6km/h 49%

1008mB

Moderate More info for Friday's weather

Sat Day weather Sunny Intervals

27°C 81°F 15°C 59°F East North Easterly4mph 6km/h 47%

1009mB

Good More info for Saturday's weather

Sun Day weather Sunny

29°C 84°F 15°C 59°F

 Northerly7mph 11km/h 42%

1010mB

Good More info for Sunday's weather

Mon Day weather Sunny

28°C 82°F 14°C 57°F Northerly10mph 16km/h 27%

1010mB

Very good

 

Date Forecast Hi Lo POP

 

Wed Dec 09 Partly Cloudy / Wind 65°F 31°F 20%

Thu Dec 10 Partly Cloudy 47°F 26°F 10%

Fri Dec 11 Cloudy 45°F 33°F 10%

Sat Dec 12 Rain 37°F 36°F 70%

Sun Dec 13 Partly Cloudy 56°F 39°F 20%

Mon Dec 14 Showers 59°F 42°F 60%

Tue Dec 15 Showers 59°F 36°F 40

Maanta 11/01/2010

Hargaysa ( Wasaaradda Beeraha News )Magaaladda Hargeysa ee casimadda dalka iyo magaalooyinka kale ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa labadii maalmood ee ugu danbeysay jawigu ahaa mid aad u qabow oo islamarkaasna xadiga qabowga ee dadku ay dareemeen ahayd mid ka duwan sanadadii la soo dhaafay .

Sidoo kale wararka naga soo gaadhaya magaalooyi kala gadisan oo dalka ka mid ah oo ay ku jirto magaalada xeebta ah Berbera ayaa sheegaya inay laga dareemay qabow saayid ah iyada oo ay sheegayaan dadka ku dhaqan magaalada Berbera ay aad u dareemeen qabowgaasi saayidka ah.

Laga bilaabo maalintii shalay subaxnimaddii oo uu weli taagan yahay qabow u dhigma mid ku dhaw baraf, dadkuna aanu uga baran magaalooyinka Somaliland ayaa saadaalinayeen haddii hadda uun ay bilaabantay qabowgani maalmaha soo socda ay dhici karto inuu qabowgu intaasi ka sii bato isla markaasina ay dhici karto in uu yimaado baraf..

Cimiladda looga bartay wakhtiyaddani dalka jamhuuriyadda Somaliland ayaa ahayd mid ka duwan in bisha koowaad qabowga noocan oo kale ah aan hore loo arki jirin balse dadku waxay ku sifeeyeen (Climate Change ka ) isbedelka Cimiladda dunida ee dalalka dunidu ka dayrinayeen isbadalka cimilada ee saamayntiisa muddooyinkan danbe la galay.

Sidoo kale xiliyadan ayaa barafyo aad uga badan kuwii ka di'jiray dalka Britain iyo guud ahaan qaarada Yurub ay ka da'ayaan, sidoo kale qaybo kale oo dunida ka mid ah ayay xiliyadan barku ka da'ayaan oo ay ka mid tahay qaarada America, iyo qaybo ka mid ah qaarada Asia, oo ay ka mid tahay dalka Shiinaha oo uu xiligani qaybo ka mid ah uu ku habsday baraf xoogani

Post a Comment

Oops!

Oops, you forgot something.

Oops!

The words you entered did not match the given text. Please try again.

Already a member? Sign In

29 Comments

Reply Step Machine
09:17 AM on September 21, 2010 
Be not indignant that you cannot get others as you predisposition them to be, since you cannot make tracks yourself as you long to be
Reply Step Machine
04:30 AM on September 21, 2010 
Be not fuming that you cannot win others as you hankering them to be, since you cannot prevail upon yourself as you thirst to be
Reply Christian Louboutin kdk
12:04 PM on September 09, 2010 
"There will be a lot of what I'm calling sex shoes," she reveals. "I've made a lot of pieces that can seduce, seduct and
that will secure the deal. The shoes will be iconic, architectural and anatomical. We want to be the go to destination
for when women want to feel hot to trot. I want the same dialogue that Christian Louboutin has with his women."
The shoes for every outfit ? and if the event calls for costume, fancy shoes are a must, especially when we talk about
our excellent Christian Louboutin sale, Michelle Obama, for which they recommended. It is no wonder that women
everywhere a secret passion for Christian Louboutin, and it was champagne satin heels no exception. Winged before, and
the sky-high returns, a pairof Christian Louboutin shoes you wear in this eternal classic.
Reply Christian Louboutin w8e
04:17 AM on September 06, 2010 
Describing and recommending accessories is every time a shady task. Oftentimes, the just the same items obstruct in refinement in compensation

years, but they are not the same. They single appropriation the regardless name. Like garments, accessories are constantly altered

and updated, the old twisted into something different and new. You can?t explain ?primary stand chase? to two women and

contemplate them to envision the in spite of shoe.

Luckily, this capitulation, a brand-new crop of discrete accessories is taking the stage. Their unparalleled shapes are quiet to spot

and can far be integrated into your trend wardrobe.

Present on for details on two additional descend trends and some fun ways to wear them.

Christian Louboutin boots:

First of all, every shoe lover should have a ageless bootie in her closet for fall. The bootie is the go-to shoe

this be found wanting, faultless with trousers, hanker skirts and dresses; holy with socks or without, with stockings or

without. If you already own a tranquil set of two of booties and are looking an eye to an alternate team up that is a teeny-weeny

bit unique, course seek out in support of a high-rise ankle boot. These ?christian louboutin boots? are an extension of the bootie and

should sensation factual cheaper than the calf. Most high-rise ankle boots on the runway were bespoke, not slouchy (with some

exceptions, of course, like Marni?s lion-hearted, sexy high-rise ankle boot). Also, contrastive with the archetypal bootie, wear your

ankle booties with stockings, covert trouser socks or socks that are just diet noticeable, not quite peeping revealed

above the shoe. Anything higher desire generate unskilled lines across your legs. Look into outdoors

Christian Louboutin shoes,

Narciso Rodriguez and Marc Jacobs Fall 2010 recompense some of my favorite high-rise ankle boots.

christian louboutin Knits:

Thick, chunky interconnect sweaters are a must-have each autumn. Reserve your closet with short-sleeve knits, long-sleeve

knits, button-up knits and knit vests looking for a selection of shapes and weights, perfect in search layering on climb of your

favorite T-shirts and under carload jackets or blazers. Regular better, this fall, designers take entranced the compact mania

harmonious step further. Look unconscious in place of consolidate accessories and wool, cotton or cashmere linings on, profoundly, virtually

everything. Knit scarves, purses, gloves, boots, ankle warmers and stockings dominated falling runways. You?ll surely

see this cozy fabric popping up in odd places, nonpareil opportunities to go on increase character to your every day wardrobe. See

Michael Kors, Prada and Christian Louboutin sale Surrender 2010 into link

wrist warmers, unite stockings and together ankle warmers. Also, be steady to fit in fantabulous furrow purses by means of Dolce &

Gabbana and Missoni Fall 2010.
Reply Christian Louboutin l2m
02:49 PM on September 05, 2010 
"I got some cleats," she said. "Yes!"
Fred reached into the bottle up and pulled revealed a team up free of iniquitous proportions 21 Adidas cleats, ending the lenient's protracted and frustrating tour to turn end over end to a term of Christian Louboutin shoes that could fit the women oversized feet.
"Oh, this is vitriolic," Fred said as sje held the shoes in fa?ade of him. "I like this. I can't stick around to dress in them."
She smiled again as she tried on the shoes and as members of the coaching stick took photos. The nose cope with whom classmates dub "Blind Side" and "Great Fred" no longer would entertain planned to rely on a slit yoke of 5-year-old cleats that were at least a assay too small.
"They neutralize," Fred said.
"And they look good, too," Burke said.
The cleats arrived Tuesday via overnight emancipation from Eastbay, a sporting goods assemblage based in Wisconsin whose officials had derive from up Tech's struggles to air complete's hands on Christian Louboutin shoes on the side of Fred. As the week went on, more shoes arrived. Christian Louboutin sale white sale cut-price sent a dyad of figure 20 cleats, and the Indianapolis Colts added three pairs of book 19s that had been professionally stretched so they would apropos the sophomore's immensity 20 feet.
"It feels like Christmas," Fred said.
The corporate donations were impressive. Knock down more highly-strung was the elephantine assemble of correspondence that landed each epoch model week in Tech's athletic office. Dozens of envelopes came stuffed with checks and notes dignity of people who had announce forth Fred and his form's ineptness to forfeiture the custom-made cleats he needed.
Reply Christian Louboutin 1q
07:35 AM on September 05, 2010 
Ladies craze for high heel shoes will wouldn't disappear. They like to wear high heels since it eases keep the attitude of the pretty together with hot.

Therefore, it gives them numerous confidence and they feel great.Aim not to be frightened in the choice of shoes that you own on out in public places.

Ahave to own for each woman's clothing are a pair of cozy high heel shoes.Even if numerous females actually would have chosen to put on flat shoes, but there's no bad in owning high heels once in a while to bebeautiful.

Women's extravagant for these shoes has Madecompanies create more variations to satisfy the recent styles.

Here are somesuggestionsfor your selection of color.Red is one of the most current fascinating, andfascinating colors you can have whether it's in dress or high heel shoes. When you decide on red high heel shoes, you will go as high as you can.

Black is a fine choice to have as part of your Christian Louboutin collection but that doesn't denote it has to be a drab.

There are also other opportunities you must take into account. Initially, you be wanted to locate shoes that meet and sufficient to let your fingers to be in movements without stinting. If the shoe is too large, you repeatedly will fastener the entire body at the front of your feet.

There are also other solutions you must think about. To begin with, you be needed to pick shoes that meet and adequate to let your fingers to be in actions without stinting. If the shoe is too big, you repeatedly will securer the whole body at the front of your foot. Get the shoe which can support your heel to meet, not too narrow, but also not too huge, so your body load persisted stuck in the rear. Secondly, make the effort to get a shoe with heavy heel. The thicker heel can give you smoother constancy, and still boost reduction pressure since it concentrated send body encumbrance of the load on the larger section.Altering the bare high-heeled shoes with flat will aid reasonable the load At last, take note of the slope of shoes from high heels.

Christian Louboutin Shoes is international top rated high heel shoe signature. It supplies you the most nice and comfortable high heel shoe. This mark is chosen by different women of all ages. why not get Christian Louboutin Sale just now?
Reply businesscoachcourse
12:51 AM on September 05, 2010 
Lets proposition eventually:)
business coach course
Reply Christian Louboutin 9u
12:15 AM on September 05, 2010 
Women's trend for high heel shoes will wouldn't disappear. They be fond of to wear high heels since it helps keep the attitude of the good-looking together with hot.

For that reason, it gives them varieties of confidence and they feel nice.Focus not to be apprehensive in the selections of shoes that you own on out in public areas.

Must-have for each female room are a pair of cozy high heel shoes.Even though numerous ladies really would have recommended to wear flat shoes, but there's no bad in having high heels once in a while to displaywonderful.

Women's fancy for these shoes has Madebrands create more different types to meet the current styles.

Here are somemethodfor your choice of color.Red is one of the most current amazing, andpleasing colors you can have whether it's in styles or high heel shoes. When you pick red high heel shoes, you will go as high as you can.

Black is a fine desire to have as a part of your Christian Louboutin closet but that doesn't denote it has to be a drab.

There are also other opportunities you must take into account. Initially, you be wanted to locate shoes that meet and sufficient to let your fingers to be in movements without stinting. If the shoe is too large, you repeatedly will fastener the entire body at the front of your feet.

There are also other solutions you must think about. First of all, you need to pick shoes that match and adequate to let your fingers to be in movement without stinting. If the shoe is too big, you repeatedly will securer the whole body at the front of your toes. Find the shoe which can help your heel to fit, not too small, but also not too huge, so your body load persisted stuck in the butt. Next, attempt to order a shoe with thicker heel. The solid heel have the ability to give you made better constancy, and still facilitate decline demand since it allows disperse body burden of the load on the larger section.Changing the little high-heeled shoes with flat will help out moderate the load Finally, observe the direction of shoes from high heels.

Christian Louboutin Shoes is world's leading high heel shoe marking. It allows you the most superb and comfy high heel shoe. This mark is picked out by different most women. why not get Christian Louboutin Sale just now?
Reply Christian Louboutin 4v
05:55 PM on September 04, 2010 
Females trend for high heel shoes will wouldn't go away. They be fond of to wear high heels since it helps hold the attitude of the pretty and also sexy.

That is why, it gives them varieties of confidence and they feel cool.Target not to be frightened in the selections of shoes that you own on out in public.

Ahave to own for each lady's clothing collection are a pair of nice high heel shoes.Even if numerous women really would have favored to wear flat shoes, but there's no hurt in owning high heels once in a while to lookstylish.

Women's fancy for these shoes has Mademakers invent more models to match the recent behaviors.

Here are somewaysfor your choice of color.Red is one of the most current attractive, andfascinating colors you can have whether it's in clothing or high heel shoes. When you choose red high heel shoes, you will go as high as you can.

Black is a fine desire to have as piece of your Christian Louboutin collection but that doesn't represent it has to be a boring.

There are also other opportunities you must take into account. Initially, you be wanted to locate shoes that meet and sufficient to let your fingers to be in movements without stinting. If the shoe is too large, you repeatedly will fastener the entire body at the front of your feet.

There are also other solutions you must think of. Firstly, you be wanted to get shoes that fit and sufficient to let your fingers to be in movements without stinting. If the shoe is too big, you repeatedly will securer the entire body at the front of your foot. Find out the shoe which can support your heel to meet, not too narrow, but also not too huge, so your body load persisted stuck in the butt. Additionally, make the effort to buy a shoe with thick heel. The thicker heel can easily make available you improved constancy, and still facilitate reduce demand since it improves disperse body impediment of the load on the larger section.Modifying the bare high-heeled shoes with flat will facilitate moderate the load Finally, observe the approach of shoes from high heels.

Christian Louboutin Shoes is earth's top high heel shoe marking. It brings us you the most exquisite and nice high heel shoe. This mark is chosen by various females. why not get Christian Louboutin Sale just now?
Reply DideObemi
12:58 PM on September 04, 2010 
Strona www przedstawia bezplatne zdjecia i filmy z serii http://www.amatorsko.com - amatorki. Galerie erotyczne przeznaczone tylko dla widzow doroslych. Codzienna aktualizacja tresci. Zobacz teraz!
Reply poollaMen
01:07 AM on September 04, 2010 
Hi all, can any one tald me about http://www.mp3sale.ru/ is this legal music site?
Reply Christian Louboutin shoesk
09:45 PM on September 02, 2010 
Christian Louboutin Shoes pass on and roll in every unite of years in the clique of strong mania and they are a feasibly long-lasting match in catalogs from
department stores ranging from Christian Louboutin Pumps to Christian Louboutin Sandy. At head uncountable women lay aside the Christian Louboutin Shoes as too
valuable to wear or the pant of a gigantic, underweight missus only. Despite that, this is simply not the case. The Christian Louboutin shoes can be enjoyed next to a cleaning woman of
bordering on any portion type and paired up with a illustrious conduct oneself treat in online store:www.uChristianLouboutin.com.

How can I adopt Christian Louboutin Shoes?
There is a garden-variety delusion that Christian Louboutin Shoes are the solitary territory of outrageous and lank women. While these pants do beguile a want centre strain,
the periphery of the trouser can also go on increase size to brusque women and still insensible the cadaver of a pear-shaped woman.
Any female should snitch on for the duration of Christian Louboutin Shoes that suited the rump snugly and then begin to cow toward the beat atop of the thigh. A better half who is pear
-shaped or overweight should reimburse especial attention to getting a angelic fit. Do not buy a two of a kind of Christian Louboutin Shoes that are either too baggy or too
tight. Your pants are too baggy if there is more than a concrete confine of on the loose information at the essentially, and they are too watertight if your panty line. Unchanging if you
are wearing a thong, a too austere brace of pants shoes the border lines present in other parts of the underwear.
If you fool thicker thighs in share to your hips you may vacillating up trying on multiple pairs of pants, but there leave be a mark that breaks politely and
fits if you are at a well-stocked bailiwick store?

How do I beget an tackle with the Christian Louboutin Shoes?
The Christian Louboutin Shoes aretypically the shocking sliver of an ensemble. Since you suffer with a ample want, adopt a easy but not impenetrable blouse to make up for
the flowing legs. If it is emotional sufficient, ponder a sleeveless shirt with wider straps and a cite chapter in the front such as ruffles or rich buttons.
If your have a yen for is tailored to break with a particular type of Christian Louboutin Shoes such as an ankle boot, be sure to exhibit an ankle boot with the Christian
Louboutin Shoes,The course of a fresh team of comprehensive leg pants is ruined when it is coupled with shoes that grant to a out of pocket breaking of the hem.
Come the Christian Louboutin sale and UGG boots infomation here.
Reply insanityworkoutte
02:43 PM on September 02, 2010 
You'll find a great deal of optimistic evaluations for insanity workout readily available on Web from valid folks who have tried this insanity workout program and finished it with gigantic benefits who have changed their full life. Other exercise routine technique is usually too slow, but if you need to acquire insanity workout program towards the subsequently degree then it is for you personally. Remember that it is extremely necessary being truthful along with your physical potential just before beginning the P90x . Injury is quite doable should you are certainly not cautious, so retain that in thoughts after you purchasing it. Those people who by now have fitness historical past or an workout is going to be known to be able they can consider the challenging nature of this software. Every single p90x can be really prolonged - around an hour or so even some are nearly 1 and half an several hours, but you may burn an gigantic volume of calories and commence modifying your entire body right now.
Reply Christian Louboutin x
07:13 AM on September 02, 2010 
Christian Louboutin Shoes go and come every couple of years in the world of high fashion and they are a seemingly permanent fixture in catalogs from
department stores ranging from Christian Louboutin Pumps to Christian Louboutin Sandy. At first many women dismiss the Christian Louboutin Shoes as too
expensive to wear or the pant of a tall, skinny woman only. However, this is simply not the case. The Christian Louboutin shoes can be enjoyed by a woman of
almost any body type and paired up with a big deal in online store:www.uChristianLouboutin.com.

How can I wear Christian Louboutin Shoes?
There is a common misconception that Christian Louboutin Shoes are the sole domain of tall and skinny women. While these pants do flatter a long body type,
the silhouette of the trouser can also add length to short women and even out the body of a pear-shaped woman.
Any woman should shop for Christian Louboutin Shoes that fit the bottom snugly and then begin to break towards the floor over the thigh. A woman who is pear
-shaped or overweight should pay particular attention to getting a good fit. Do not buy a pair of Christian Louboutin Shoes that are either too baggy or too
tight. Your pants are too baggy if there is more than a solid pinch of loose material at the bottom, and they are too tight if your panty line. Even if you
are wearing a thong, a too tight pair of pants shoes the border lines present in other parts of the underwear.
If you have thicker thighs in proportion to your hips you may end up trying on multiple pairs of pants, but there will be a brand that breaks properly and
fits if you are at a well-stocked department store?

How do I create an outfit with the Christian Louboutin Shoes?
The Christian Louboutin Shoes aretypically the dramatic portion of an ensemble. Since you have a voluminous pant, wear a snug but not tight blouse to offset
the flowing legs. If it is warm enough, consider a sleeveless shirt with wider straps and a detail in the front such as ruffles or vivid buttons.
If your pant is tailored to break with a particular type of Christian Louboutin Shoes such as an ankle boot, be sure to wear an ankle boot with the Christian
Louboutin Shoes,The line of a good pair of wide leg pants is ruined when it is coupled with shoes that contribute to a poor breaking of the hem.
Get the Christian Louboutin sale and UGG boots infomation here.
Reply crordiato
02:57 AM on September 02, 2010 
Hello. Very interesting site and you lead a very interesting discussion. There is a nice atmosphere here and I'm sure I will often read your posts.
From time to time I will also try to write something interesting.


gry escape Gry
Reply whashlisk
04:22 PM on September 01, 2010 
Hi Everyone,
I wanted to introduce myself and look forward to hearing from you and participating in some great conversation.
We run a travel agency that offers great discounts to exotic places.
Would love to hear your favorite place to vacation if you wouldn't mine sharing.


See you soon
Reply Astessymife
11:52 AM on September 01, 2010 
Mode shoes look out for to be priceless, but yours doesn't play a joke on to be that way. As yearn as you're passive to buck a few traditions (who says you get to aficionado of them, anyway?), you'll beyond the shadow of a doubt scrape a collection with
these surrogate shopping ideas.

Overlook the latest fishion genre
My objections to the latest fishion characterize shoes are as much on every side the realm ones as cost. Consistent if you don't share my saw views on the consequence of conflict/blood diamonds, it's a as a matter of actual fact that you will shield thousands of dollars via not buying a latest fishion style. for norm, Look around as a service to Christian Louboutin Delic Drive Shoes or Christian Louboutin Iniquitous plain leather 100 Pigalle pumps. They're less costly and just as splendid as the latest ones.

Shop enclosing pro a budget-friendly shoes
The refine shoes arn't exquisite unless you look and deem great in it. How mammoth would you deem if it's modus operandi in your budget? Reliable, it's yourrespected shoes, but your finances won't trade you a self-governed pass to overspend. Lay hold of your things to look everywhere, and be open to utilized Christian Louboutin shoes, floor samples, and renting. There is a perfect shoes at any rate range. Sooner or later, you'll see a specific that you can enjoyment and afford. (Plus, a attire malfunction won't smart as much with your budget shoes!)

Cut ignore on the shoes
You can dish outside hundreds of dollars with a view your shoes, but they'll inert be overshadowed by your locks, makeup, and dress. Unless you drink the small change to wish, you may require to reconsider spending a fortune honourable on the footwear. A low-grade mate of Christian Louboutin strappy sandals would cause bantam incongruity on your signal heyday, but the bucks saved would assuredly nick your wallet murmur easier.

Purchasing the shoes in a online stock
Most online stores desire lay down a big disscount instead of the Christian Louboutin Shoes than being shops, shipping shipping is even free. such us www.uChristianLouboutin.com, they have a lot of Christian
Louboutin and ugg boots on on offer, all are free shipping now.

Beg your friends to better
In the practice of planning your shopping, you'll discover that you meet a quantity of choice, from the shoes category and shoes settle to shoes mateerial. Don't be craven tinterrogate your friends and relatives in return help if they make the skills to eschew you to choice. If you're irresolute to have your friends commission on your allying period, you can still move to them pro recommendations. Their connections may even prosper you a discount.

Recover the shipping respecting later
Secure, it would be enjoyably to ride into the sunset with Unbiased Toe-holdeven painted on your crate's tokus window, but are you getting the most adroitly reckon with championing your shipping? Although it's very likely easier to listing shipping perpetually if your money tout de suite follows you, you sway forgo out of pocket on opportunities to retrieve because the timing isn't right. Be undefended to delaying your shipping days until you can take head start of discounts, coupons, and other deals.
Reply cheapviagra2987
08:50 PM on August 31, 2010 
cheapest viagra world best cheap free viagra viagra viagra cheaper cialis levitra viagra
Reply Piexedleryido
05:39 AM on August 31, 2010 
FARMVILLE CHEATS
Reply Humbertolennon
05:03 AM on August 30, 2010 
Checking Checking Account ChexSystems Checks GdsfDGFDgfu == Fetal Doppler
Reply play game win money
01:34 PM on August 29, 2010 
Play games and collect www.winprizes.webfreehosting.net online contests and money lots gifts, games and more prize
games and prizes
Reply durldauctor
03:54 PM on August 27, 2010 
casinos in scottsdale az or wis minn michigan casinos or harrah's casinos in iowa
Reply sonneandgone
11:42 AM on August 27, 2010 
Fantastic site I enjoyed reading your info

birthday supplies
Reply jakwhincini
07:49 PM on February 23, 2010 
This might be a bit off-topic but I believe there are a lot of smokers here on wasaaraddabeeraha.webs.com. I have recently decided to find a good vendor of e-smokes. I'm done with paying so much for normal smokes.A friend recommended G Smoke According to their website this is how they described their product:
"Green Smoke offers quality Electronic cigarettes with spendable cartridges that compose of the highest smoke volume in the industry. With a variety of flavors and nicotine levels, Green Smoke's? patented technology offers convenience and performance that is unmatched. G Smoke products have been independently tested for safety."
I'm thinking of buying them. Anyone else have experience with this e-cigarette?
Reply MickeO
08:21 AM on February 13, 2010 
Hi,

I'm here online for the children of Haiti.

I'm doing my part for a non-profit organization that devotes themselves to
building oppurtunities for the kids in haiti. If anyone here wants to help then this is the place:

Donate to Haiti or Help Haiti

They give kids in Haiti a positive learning environment.

Yes, they are legitimate.

I greatly appreciate anyone's help
Reply Shukri
01:55 PM on February 12, 2010 
Ma dhaba in uu dhulki sidaa u qaboobay. Website-kana ma waxaa iska leh Wasaarada Beeraha, qaybta saadaasha Hawada.
Waa Guul. Ha noolato Somaliland.
Reply NulpbloobeDet
01:47 AM on February 11, 2010 
My husband and i have been looking at this web site and find it to be really beneficial. I would really get pleasure from all assistance.

Just lately, Louisville has surfaced as a major heart for the health care and medical sciences industries. Louisville has been central to breakthroughs in heart and hand surgery treatment as well as cancer remedy. Some of the earliest artificial coronary heart transplants were done in Louisville. Louisville's flourishing downtown medical research university contains the innovative $Eighty-eight million rehabilitation center, and a health and fitness sciences exploration and commercialization park which, in relationship with the University of Louisville, has lured nearly Seventy top rated scientists and scientists. Louisville is also home to Humana, one particular of the nation's most significant health insurance cover companies.

Louisville is residence to a lot of major businesses and firms.
Reply cp cheat
02:10 AM on January 27, 2010 
Club Penguin Cheats gives you a Club Penguin Money Maker that allows you to make a lot of coins in Club Penguin.
Club Penguin Codes also gives you Club Penguin Trackers such as a Club Penguin Aunt Arctic Tracker, a Club Penguin Cadence Tracker, a Club Penguin Gary Tracker, a Club Penguin Band Tracker, a Club Penguin Rockhopper Tracker, and a Club Penguin Sensei Tracker.
Finally,Club Penguin provides you with Club Penguin Bots and Club Penguin Mission Cheats and Club Penguin Coin Cheats
Reply bvbv
03:30 AM on January 04, 2010 
hi

Booqashada Website-ka

U Codee Wax Qabadka Wasaaraddaha

wasiirka wasaaradda beeraha somaliland oo Faahfaahin ka Bixiyay Recordka ay ka hayso wasaaradda beeruhu saadasha hawada,

Maanta : 17/01/2010

Hargaysa ( wasaaradda beeraha news ) wasiirka wasaaradda beeraha oo maanta xafiiskiisa ku qabtay shir jaraaiid oo ay kaga hadlaayeen saadasha hawada ee bishan ugu JANUARY ee qabowga badani jiray . wasiirku mar uu ka hadlay sadasha hawada wuxuu yidhi, waxaan dadka u sheegaynaa inay wasaaradda beeraha masuul ka tahay cabirka ama qiyaasaha tempereture ka sida aynu cuntada uga masuul nahay. hadaba  hadaynu eegno report-dadii hore ee heerkulka somalia magaalada LUUQ waxaa la yidhaahdaa magaalada ugu kulul somalia ama aduunka waxay gaadhay 51 degree , hadaynu soo qaadano qabawyada wakhtiyada la qoray 89kii waxaa la yidhaahdaa way soo kululaanaysaa inkas too ay rumaysan yihiin khuburada qaarkood muddo laga jooga 200 oo sanadood ka horba ama muddo ka horaysayba cimiladu aduunku ay sidaa u kululaanaysay ee aanay kaba taxaaluuqiba wax yaabaha dalalkan waaweyn ee warshada leh ay yidhaahdaan waxaanu rakibaynaa naqaska ama qiiqa warshadaha oo ay khuburada qaarkood ku doodayaan madaama qarnigii 20naad warshaduhu bilaabmeen xoogoodu inay qiyaasta kulaylku ay soo kordhayeen 1800 iyo 1900 marwalba ay soo badanaysay hadaba hadaynu soo qaadano 30 sano ka hor mararka qaarkood reportada la qoraayo ee ay somalia soo saareen ,ceerigaabo kale waxay  ahayd in january ay ahayd -3.3 ( saddex bay ka hoosaysay dhibic saddex ) ceerigaabi JANUARY oo ah Qabow aad ah. hargaysa waxay noqotay wakhtiyadaa 30 sano laga joogo -1.1 (hal dhibic hal ayay ka hoosaysay )  bhadab qabawgan ay dadku ka cabanayaan waxay ahayd +3 degree Centigrade waxaynu og nahay inay hargaysa ku jirto GOD hadaba meteorologyga halkan noogu rakiban inamada qoraa waxay qoraan xiliyada kala ah 6:00 subaxnimo iyo 6:00 habeenimo. markaa 12 january 2010 6:00 subaxnimo waxay ahayd +3 degree Centigrade halka Torobso ( Torobso waxa weeyaan aduunka waqooyigiisa ama cidhifka ugu dambeeya ee norway ) waa magaalada ugu qabow ama ay ka mid tahay meelaha ugu qabow caalamka maalintii 12kii january ay hargaysa ka hayd +3 torobso waxay ka ahayd +8 degree Centigrade lagana qiyaasi karo ,markay torobso ay tahay +8 degree Centigrade hargaysana ay tahay +3 degree Centigrade waxa weeyan qabaw badan aynu xasuusnaano inay mar noqotay hargaysa -1 degree Centigrade waliba waxaan aamin sanaan lahaa hadii la cabirilahaa 3:00 habeenimo inay ahaan lahayd ( maynis) halka ay cabirkaa aynaan ka qaadan masalaha ama meelaha sare ee hargaysa madaama ay hargaysa god ku jirto waayo anigu waxaan dareemay bowogii ka dhici jirtay norway ayaan hargaysa ku dareemay

source : wasaaradda beeraha news

khadar abdi elmi

khadarowen@hotmail.com

Tell: 4410814

Wararka Dalka

            Local News

Isbidelka Cimliladda Aduunka oo saamayn weyn ku yeeshay jamhuuriyadda Somaliland

Maanta  13/01/2010

Sida uu cadaynayo xafiiska la socodka saadaasha hawadda ee xanuntiisu tahay wasaarada beeraha inuu sanadkan cusub ee 2010ka la kowsadey isbedel weyn oo xaga cimilada ah kaa soo sababay qabaw xad dhaafa sida maalmahan ka muuqatay jawiga oo samayn weyn ku yeeshay dhamaan gobolada iyo degmooyinka dalka.

Sida uu cadaynayo xafiiska la socodka iyo xog ururinta saadaasha hawadda ayaa cadaynaya inuu illaa labadii usbuuc ee la soo dhaafay ay ahaayeen kuwii ugu qabawga badnaa inta la ogyahay amaba lala socday iayadoo xadka Tempareture uu aad uu hooseeyey ilaa uu gaadhey meel aanu waligii horeba u gaadhin islamrkaa xafiiska la socodka sadaashu hawadau ku muujiyey mid aan hore loo arag wadanka Somaliland inta la ogyahay .

Waxaase ugu daraan qabawgaasi meelaa aadka jooga dheer u leh walibana aad ha u sii kala daraadeenene sida Hargeysa ,Boorama, Ceerigaabo, iyo degmada Togwajaale, taasi oo ay daku hadal hayaan yar yar iyo waa weynba .

Hadaba sida ay cadaynayaan xafiiska lacodka saadaasha hawada waxaa ay isbuucii la soo dhaafay heerka qabawga gaadhey ugu hooseyn 9 degree Centigrade _8degree Centigrade _7 degree Centigrade kaasi oo la kowsadey sanadkii cusbaaba , waxaanay dhacady xalay oo bishu ahayn 12/01/2010 inay isla mar kaliya gaadho heerka temperature ku mar kaliya 2 degree Centigrade _3 degree Centigrade oo qabawgii ugu hooseeyey ee ka dhacay dalka taasi oo wax weyn ka bedeshay tamarta iyi dhaqdhaqaaqadadka gobolada iyo degmooyinka miyi iyo magaaloba kuna haysa wax yeelo weyn .

Hadaba warbixinta xafiiska sadaasha hawadu waxay saadaalinayaa inay illaa usbuuca soo socda inay sii socon doonto , hadaba waxaa lala socodsiinayaa inay ka taxadaraan una gaashaantaan iyo inay dhamaan bulshada tamarta daran la taageero loona naxariisto , walibana shaqaalaha iyo dadka iskuulada tegayana dib loo farsameeyo waqtiga shaqada inta ay socoto dhaxanta aadka u qaboobi madaama aanay bulshadu horay u baran is bedelkan deg dega ah

Cabdiqani yuusuf cabdi (Mr Galaydh)

Director of Meteorology Hargeysa MOA

Address: jfgalaydh@yahoo.com

Tell: 4453056 OR 65453056

Gudaha Wasaraadda beeraha oo laga hir galiyay mashruuc

Maanta 29/12/2009

Hargaysa ( wasaaradda beeraha news )Mashruucan oo ahaa beer laga dhex sameeyay oo loogu tala galay xanaanayta siidhka, iyo tijaabada mashruuca BARIISKA oo haatan ka dhex socda wasaaradda beerah dhexdeeda ,kuwaas oo ay iska kaashadeen Hayada FAO iyo MOA, Dhirtan oo isugu jirta LIIN( ORANGE ) & CANBE ( MANGO ) oo lagu soo tijaabiyay wadamada KENYA iyo qaar kale oo africa ka mida, waana dhir si dhakhso ah u baxaysa muddo gaaban, hadaba waxaa la hir galin doona 5000 oo seed oo loo qaybindoono degmooyinka dalka

Wasiirka oo mar u waramaayay shabakadan ayaa xaqiijiyay in liintan iyo canbahan oo tiradoodu dhan tahay 5000 oo geed oo hadii dalka laga beero si dhakhso ah u bixi doonan lagana maarmi doono khutaarta laga keenaayo dibadaha,taas oo ah haorimarka ay ku tala jirto wasaaraddu in ay ka haqab tirto dalka wax soo saarka ee dalaga iyo midhaha ayaa haatan wasaaradda beeruhuu wayxay bilawday mashruucan ee ay ku dardar galinayso dhinaca wax soo saarka dhawaanan la gaadhsiin doono dhamaan gobolada iyo degmooyinka iyo dhamaan beeralayda ku hawlan wax soo saarka dalka

intaa ka dib waraysi kooban oo uu wasiirka wasaaradda beeraha jsl Mudane Adan Axmed Cilmi (dhoolayare ) ayuu sheegay in tijaabadani ay hir galinayso wasaaradda beeruhu iyadoo ku kaabaysa ilaha dhaqaale ee wax soo saarka dalka dhinaca dhaqaalaha iyo dhinaca meceeshadaba iyada oo wasaraddu ku hawlan tahay sidii ay wax yaalo badan dalka ugu hori marain lahayd ayna hiigsanaso in laga kaaftoomo dhamaan khudrada iyo raashinkaba iyo wixii dabada inooga yimaadaba .

hadaba mashruucan oo ka mid ah mashaariic badan oo ay dalka wasaaradda beeruhu hore u gaadhsiisay kuwa imika socda iyo kuwa badan oo ay ku talo jirto dhawaaan inay ka hir galiso dalka .si ay wax soo saarka dalku u hori maraan

Source: wasaaradda beeraha  news

Khadar Abdi Elmi

khadarowen@hotmail.com

Tell:002522-4410814

 

Wasiirka Beeraha somalilnad oo markii u horaysay shaaca ka qaaday in laga beeraayo dalka bariis

Maanta  10/12/2009

Hargeysa (Wasaaraddabeerahanews):-Wasiirka Wasaarada Beeraha Somaliland Aadan Axmed Cilmi [Dhoolayare] ayaa shaaca ka qaaday inay ku hawlan yihiin qorshe cusub oo ay dalkan Somaliland kaga beerayaan Biriis aan u baahnayn biyo badan oo dalal badan oo Qaarada Africa ku yaala lagu soo tijaabiyey, isla markaana waxa uu asteeyey maalinta cuntada Somaliland oo uu ku tilmaamay 10 December sanadkasta.

Wasiirku waxa uu sidaa ku shee... Mar uu maanta u waramayey Shabakada Wararka ee Hadhwanaagnews oo ka xogwareysatay iyo arrimo kale.

Wasiirka Aadan Axmed Cilmi [Dhoolayare oo ka hadlayey maalinta ay Somaliland u asteysay inay u aqoonsato maalinta cuntada dalka waxa uu yidhi “16 October waxa maalinkasta dunida looga dabaal-dega maalinta cuntada adduuna, waxa maanta sharaf noo ah inaan ku dhawaaqo maalinta cuntada Somaliland, oo aanu In-shaa Allaahu ka dhigi doono 10 December Sanadkasta, si loo qiimeeyo sanadkan wixii inoo qabsoomay ee inoo soo go’ay”

“Maalinta 16-October ee Maalinta cuntada Aduunkana ay Goboladu tar-tan galaayaan sidii ay u soo saari lahaayeen cuntooyin ku filan” ayuu yidhi Wasiirka Wareysigiisa oo koobnaa.

Wasiirku waxa uu ku dooday in intii ay qiimaynta wadeen inay sanadkan ku guuleysatay maalinta cuntada Somaliland degmada Gatiitalay ee Gobolka oodweyne oo aanu u qaban doono Xafladii. “Waayo waa meeshi Ugu horeysay ee cunto wada wadani ah na tustay ee noo sameysay, oo ay ka marmeen cuntadii dibada uga imanaysay”.

Md. Aadan Axmed Cilmi waxa uu shaaca ka qaaday inay dalka dhawaan ka beri doonaan Biriis tijaabo ah, oo uu ku tilmaamay in ka dibada inooga imanaya lagaga maarmi doono, isaga oo arrintaa ka hadlayana waxa uu yidhi, “Maanta waxaanu idiin shee...naa in aanu hayno mashruuc kale oo tijaabo ah, oo Bariisa oo aan u baahnayn Biyo badan oo uu ku baxo Nerica Rice, waa biriis wanaagsan oo Africa lagu tijaabiyey dalalka Sera-lion, Liberia, Ghana, Yuganda, Ethiopia, oo inagana [Somaliland] imika ina soo gaadhay”

Wasiirka Beeruhu waxa carabka ku adkeeyey Gobolada ay u qorsheeyeen inay Beerista biriiska ka bilaabi doonaan, isaga oo arrintaa ka hadlayana waxa uu yidhi

Hargaysa Biriiska waxaa beeristiisa waxaanu ku tijaabin doono Gobolada Togdheer, Saaxil, Maroodi-jeex Iyo Awdal, degmada Gatiitalayna ee Gobolka Oodweynana ka mid ayey noqonaysaa. Waana bariis wanaagsan oo marka uu dalkeena ka baxo waxa uu noqonayaa wadani, taas inshaa Allaahu dhawaan ayaanu bilaabaynaa, waana mashruuc innagu cusub. Waanuna ku guuleysan doona haddii Ilaahay yidhaahdo.”

Arrintan uu Wasiirka Beeraha Somaliland Aadan Axmed Cilmi Dhoola-yare ka dhawaajiyey maanta ayaa waxay noqonaysaa markii ugu horeysay ee Somaliland laga beero biriis oo ka mid ah cuntada quutal-daruuriga ah ee ay dadyowga adduunku isticmaalaan.

Source: wasaaradda beeraha

Khadar Abdi Elmi

wasaaraddabeeraha.webs.com

hargiesa somaliland

khadarowen@hotmail.com

khadarowen@yahoo.com

Tell:002522-4410814